Ogaden

 
Home History News Center RX Studio RX Forum Interviews Somali Links Newsgroup Articles

Contact Us

 >>Audio Clip Available Radio Xoriyo    |   BBC Somali >> Audio Clip Available   11:00 GMT    Audio Clip Available 1:00 GMT     Audio Clip Available 18:00 GMT  |>> Gabagii Hanqadh (Afjano)
Main Page
History
RX News
RX Studio
RX Forum
Interviews
Qur'an
Wareysiyo BBC
Xidhxidh rayid
WareysiM.Omar
Wareysi Hanad
Dr.Dolaal
Af hayeenka
W/galbeed
Muuqaal
Wafti ONLF
Wafti ONLF 2aad
Tartan Dh/buur
Gabay Calanka
Rooda Afjano
Mid. Qudbad
Gawric Sangub
Heestii Calanka
Idil & Nimco
Heestii Calanka
Dhaanto & Heeso
Dhoodaan
Dhooda Gabay
Dhanto Guuxa
Dalkaygow
Heeso 1977
Heeso Wadani
Jeero Xabashida
Caafimad
Waaberi dhalinyaro
Nimco & Idil
Heesta Calanka
Hibo Nuura
Xirsi & Mahad
Hodan Cabdulahi
Aragtida Halgamaaga
Laba wajiilel
lama gumaysankaro
Goroyoy G.kuudhac
Kororso Aqontada

Wararka Cusub

News Headlines

Opinion

Odayada dalkoodoo labixin diidnay odhan waayay Abdirahman ahmedwali New
BBC Soomali ma ogadeniyey gumeysataa?Soran 
Dadka Soomaalida Ogaadeeniya ee ku Nool Dibaddu ma ka soo Baxaan Kaalin Halgameedkii Xamiid Cali Aar
WAA MAXAY ISTARAATIJIYADDA DHABTA AH EE AY ETHIOPIA KA LEEDAHAY OGADENIA duufaan Xasan Nuur
ODAYADA IYO WEJIGA LABAAD EE QORSHE SIR AH Hereri Haji
ABAARAHA KATAAGAN GEESKA AFRICA IYO WAX YAABAHA KEENAY Eng. Badal Ahmed Hassan  PDF
Is the ONLF tolerating intolerance? Response to Ayuub Mohamed’s The ONLF-has it failed the Somalis? By Sadiq A. Abdirahman PDF
10 toban siyood oy wadaagaan shirarka jaaliyadaha Ogaadenya iyo 2 aan rajaynayo inay soo kor dhaan Hubiye Maxamed
Ogaadeenya oo Tubtii Xoriyadda Cagta saartay. Maax Ibrahim
Meeting of US Congress Members, State Department Officials and High Ranking ONLF officials Halkan kadaawo Sawiradii
Sat. ERI.TV GUEST focuses on ethnic cleansing in Ethiopia. ONLF, OLF, SLF and Anywaa part

 

 

 

 

 

 

 

 

One killed in market traders riot in Ethiopia’s Nazreth May 30, 2006 (ADDIS ABABA) — At least one person was killed when market traders refused to obey an order to move out of their kiosks in a southeastern Ethiopia town and police forced them out

Three more sites unaccessible, government denies being involved May 30, 2006 Three more websites (Ethiomedia.com, Freeourleaders.org and Nazret.com) have become inaccessible within Ethiopia.

Ethiopia Zenwai’s atrocities against Oromo children May 28, 2006 ...Meles Zenawi’s Machiavellian principles of meanness started to manifest themselves when a snap shot election was run in Oromia...

World Bank, Britain redirect suspended aid to Ethiopia May 26, 2006 Six months after suspending aid to Ethiopia on democracy concerns, two of the impoverished nation's top donors agreed on Friday to put much of that money to education and health projects

Ethiopia Mengistu verdict delayed In a notorious campaign - known as the Red Terror - thousands of suspected opponents were rounded up, executed then tossed onto the streets.

Press Statement: Statement announcing the formation of the Alliance for Freedom and Democracy May 23, 2003  A historic meeting convened, by (CUDP), the Ethiopian People's Patriotic Front (EPPF), the Ogaden National Liberation Front (ONLF), the Oromo Liberation Front (OLF), the Sidama Liberation Front (SLF) and the United Ethiopian Democratic Forces (UEDF).

Ethiopia party in rebel alliance Tuesday , 23 May 2006 Ethiopia's largest opposition party has formed an alliance with four rebel groups, it has announced. The new Alliance Freedom and Democracy (AFD) says it will focus on peaceful struggle against the government but the armed groups will still stage attacks.

Siyaasiyiin ka dhan ah Xukuumadda Puntland oo martiqaad ka helay Dawladda Itoobiya. May 21, 2006 (carmooyin) Sida ay sheegayaan warar xogogaal ah waxaa la filayaa in todobaadyada soo socda ay u safraan Dalka Itoobiya Magaalada Adis ababa qaar ka tirsan Rag siyaasiyiin ah oo ka dhan ah Maamulka uu Madaxda ka yahay Cadde Muuse.

ONLF oo iska fogeysay in ay ku lug leedahay dagaalada Muqdisho Mogadishu 21 May 2006 ( Sh.M.Network) Jabhadda ONLF ayaa jawaab kulul ka bixisay hadalkii ka soo yeeray gudoomiyaha maamulka gobolka Sh/dhexe Max'ed Dheere ee ahaa in Jabhadda ONLF ay ku xiran tahay ururka Al-qacida. >>Halkan ka dhgeyso

Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa shaaca looga Qaaday in Dowlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland ay si rasmi ah kalsoonidii ugala noqotay Raysalwasaare Cali Maxamed Geedi. May 21, 2006 (carmooyin) Qoraalkan uu ku saxiixan yahay Madaxweynaha Puntland Md.Maxamuud Musse Xirsi (Cadde Musse) ayaa shaaca looga qaaday in Puntland ay mar danbe u dul qaadan doonin xad gudubyada uga imaanaya dhinaca Raysalwasaaraha Dowlada >>Halkan ka akhri qoraalkii

Wararka Radio xoriyo: Jaaliyadda Ogaadeenya ee Waddanka Australia oo shirar wadda. May 19, 2006 (RX) Wararka naga soo gaadhaya Waddanka Australia ayaa sheegaya in is-abaabul ballaadhan oo shirar ah ay Jaaliyaadka Ogaadeenya ee Australia ka waddo Gobaladda waddanka Australia.

Ciidamada Itoobiya oo Magaalada Sagag ku gawracey Hooyo dhashey 8 caruur ah. May 18, 2006 Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Sagag ayaa sheegaya in Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Magaaladaas ay gawraceen Hooyo lagu magcaabo SAHRA ABDI ABDULAHI.

Ciidammadii Itoobiya oo dhaqdhaqaaqii joojiyay iyo amar Kililka la siiyay. May 16, 2006 (RX) Wariyaha RX uga soo warrama dalka Ogaadeenya ayaa noo soo sheegay in ciidammadii weerarka ahaa ee xukuumadda Itoobiya keentay dalka Ogaadeenya ay dhaqdhaqaaqii joojiyeen, dhawrkii maalmood ee u denbeeyayna ayna samaynin wax dhaqdhaqaaq ah.

Dagaal ka dhacey Ceelka Bulaale oo lagu qabtey 10 askari oo ka mid ah Ciidanka Itoobiya May 16, 2006 (RX) Wararka naga soo gaadhaya Gobolka Jarar ayaa sheegaya in malintii sabtida ahayd ee bishan May 13, 2005 uu dagaal aad u kulul ka dhacey ceelka caanka ah ee Bulaale.

Warsaxaafadeed ka soo baxay JWXO. May 14, 2006 (RX). Sida aan lawada socono waxaa ka socda wadanka ogaadeenya halgan hubaysan oo ay jwxo kula jirto ciidanka gumaysiga abaasiiniya.

Gudoomiya JWXO oo ka warbixiyey xaalada milatari ee ciidanka gumaysiga Itoobiya ka wadaan Ogadenya(Maqal). iyo warar kale. May, 30, 2006

Ciidamada Itoobiya oo xalay Madaafiic la beegsadey Qabridahare. May 29 , 2006 habeenkii xalay ee bisha May 28, 2006 ayaa Ciidamada Gumaystaha ee jooga Maagalaada Qabridahare Madaafiic ladhaceen.

Labo xafiis oo laga furay Qabridahare May 29, 2006 Wararka naga soo gaadhaya Ogadenya ayaa sheegaya in 2 xafiis laga furay Magaalada Q/Daharre

Qaraxyo ka dhacey Magaalada Jigjiga May 28, 2006  Wararka naga soo gaadhaya Magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in xalay fiidkii qiyaastii markii salaada maqrib laga soo dareeray ay 3 goobood oo Magalada ka mid ah qaraxyo ka dhaceen.

Magaalada Jigjiga oo ay cabsi aad u badan soo foodsaartey   May 27, 2006 Magaalada Jigjiga oo ay cabsi aad u badan soo food saartey

Ganacsatadii Ogadenya oo dagaalka loo diray & Bandow lagu soo May 26, 2006 (RX) Maanta oo taariikhdu tahay 25/05/06 waxaa magaalada Jigjiga ka baxay ganacsatadii waawaynayd ee dalka u dhalatay, kuwaasoo lagu qasbay inay deegaannadoodii tagaan

Dagaallo Ciidamada cadowga Itoobiya lagu jabiyay. May 23, 2006 (RX) Wariyaha RX uga soo warrama dalka Ogaadeenya ayaa noo soo sheegay dagaallo dhawr ah oo ciidammada maxaysatada ah ee Itoobiya si wayn loogu naafeeyay. Dagaalladaasi waxay u dheceen sidatan.

Shir Balaadhan oo ay Jaaliyadda Ogadenya ee Minnesota qabatey May 23, 2006 Waxaa malintii Sabtidii May 20,2006 ka dhacay Gobolka Minnesota ee cariga Maraykanka shir balaadhan oo ay si wayn u soo qaban qaabisay unugta JWXO ee Gobolkan.

ONLF rebels reject a charge involving in the recent clashes in Mogadishu. Mogadishu 20 May. 06 ( Sh.M.Network) The Ogaden national liberation front, a rebel group which fights for independence in the Somali state of Ethiopia has rejected a charge from a Somali warlord alleging that they are members of Al Qa’eda.

Ethiopian Ambassador to Cote d’Ivoire seeks asylum in USA May 20, 2006 — When the communist military junta of Colonel Mengistu Hailmeriam ended in 1991, and the transitional government composed of various political organizations was formed, albeit it was dominated by the Tigrean Peoples Libration Front (TPLF)

Ethiopia delivers petition against VOA, Deutsche radios May 20, 2006 (ADDIS ABABA) In a bid to manifest disapprobation of the unfavourable press reports aired by the VOA and the Deutsche Welle, Ethiopian government will transmit protest petitions collected by the parliament to the US and German legislatures.

Ethiopia: Violence Breeds More Violence, Despair - ADGThe May 20, 2006 Ambassadors' Donors Group (ADG) says that violence breeds more violence and despair, but progress can only be achieved through peaceful dialogue.

Tigray government soldiers beheaded a Mother of Eight Children May 19, 2006 Very disturbing news reaching Ogaden Online service desk from city of Sagag states that Tigrayian Government soldiers stationed there had beheaded an innocent woman named Sahra Abdi Abdullahi.

Police says ’’anti-Ethiopia forces’’ behind last week blasts May 19, 2006 (ADDIS ABABA) — The director-general of the Ethiopian federal police commission has said that some of the evidences collected so far on the recent explosions in Addis Ababa shows that it had the hand of "anti-Ethiopia forces" based abroad.

Fighting Red Sea Piracy requires peace in Somalia: Yemen May 19, 2006 The government of Yemen believes that piracy and armed attacks against ships in the Red Sea and the Gulf of Aden is coherent to the miserable situation in Somalia.

US secretly backing Somali warlords may 18, 2006 (WAAJID, Somalia) — More than a decade after U.S. troops withdrew from Somalia following a disastrous military intervention, officials of Somalia’s interim government and some U.S.

AMNESTY INTERNATIONAL  May 15, 2006 GMT Ethiopia: Amnesty International’s presentation to the European Parliament on Human Rights in Ethiopia.

 

 
News Center Forum RX Studio Somali Links Contact Us
Copyright © 2006 Radioxoriyo.com All Rights Reserved. This site is created by Radio Xoriyo. Reproduction of any material on this site is prohibited without express permission of the site owner and the webmaster.